kalshaale channel
kalshaale channel
  • 997
  • 33 360 738

Відео

Wasiir Fiqi iyo Isbedelka Somalia, Arinta SSC Khaatumo, Awdal iyo Shidaalka oo lasoo saarayoWasiir Fiqi iyo Isbedelka Somalia, Arinta SSC Khaatumo, Awdal iyo Shidaalka oo lasoo saarayo
Wasiir Fiqi iyo Isbedelka Somalia, Arinta SSC Khaatumo, Awdal iyo Shidaalka oo lasoo saarayo
Переглядів 1,6 тис.16 годин тому
Wasiir Fiqi oo si cajiib ah uga hadlay Isbedelka Somalia, Arinta SSC Khaatumo, Awdal iyo Shidaalka oo lasoo saarayo
Turkiga : 1 Luulyo oo si aan horay loo arag looga xusay Ankara iyo Madax badan oo ka qayb galayTurkiga : 1 Luulyo oo si aan horay loo arag looga xusay Ankara iyo Madax badan oo ka qayb galay
Turkiga : 1 Luulyo oo si aan horay loo arag looga xusay Ankara iyo Madax badan oo ka qayb galay
Переглядів 43118 годин тому
Kalshaale Channel Turkiga : 1 Luulyo oo si aan horay loo arag looga xusay Ankara iyo Madax badan oo ka qayb galay Wasiir Fiqi oo ka jeediyey Khudbad xiiso badan.
Laascaanood Iyo 1 da Luulyo  Cabdirisaaq Khaliif oo si cajiib ah uga hadlay Caawa iyo sanadkii horeLaascaanood Iyo 1 da Luulyo  Cabdirisaaq Khaliif oo si cajiib ah uga hadlay Caawa iyo sanadkii hore
Laascaanood Iyo 1 da Luulyo Cabdirisaaq Khaliif oo si cajiib ah uga hadlay Caawa iyo sanadkii hore
Переглядів 2,1 тис.День тому
Kalshaale Channel Laascaanood Iyo 1 da Luulyo Cabdirisaaq Khaliif oo si cajiib ah uga hadlay Caawa iyo sanadkii hore
Xildhibaan Dayr oo si Cajiiba uga hadlay Taariikhdii ay Reer Buuhoodle dhigeen Xiligii dagaalkaXildhibaan Dayr oo si Cajiiba uga hadlay Taariikhdii ay Reer Buuhoodle dhigeen Xiligii dagaalka
Xildhibaan Dayr oo si Cajiiba uga hadlay Taariikhdii ay Reer Buuhoodle dhigeen Xiligii dagaalka
Переглядів 3,9 тис.4 дні тому
Kalshaale Channel Xildhibaan Dayr oo si Cajiiba uga hadlay Taariikhdii ay Reer Buuhoodle dhigeen Xiligii dagaalka
Arooskii Tiknikada oo ka dhacay gobolka Cayn Ciyaar dhaqameed Jaandheer iyo Arin cajiib ahArooskii Tiknikada oo ka dhacay gobolka Cayn Ciyaar dhaqameed Jaandheer iyo Arin cajiib ah
Arooskii Tiknikada oo ka dhacay gobolka Cayn Ciyaar dhaqameed Jaandheer iyo Arin cajiib ah
Переглядів 29 тис.8 днів тому
Arooskii Tiknikada oo ka dhacay gobolka Cayn Ciyaar dhaqameed Jaandheer iyo Arin cajiib ah
Farxada Arday ka badan 100 oo bartay Caafimaadka Iyo Madaxdii ugu badnayd oo ka qayb galay BuuhoodleFarxada Arday ka badan 100 oo bartay Caafimaadka Iyo Madaxdii ugu badnayd oo ka qayb galay Buuhoodle
Farxada Arday ka badan 100 oo bartay Caafimaadka Iyo Madaxdii ugu badnayd oo ka qayb galay Buuhoodle
Переглядів 1,6 тис.9 днів тому
Farxada Arday ka badan 100 oo bartay Caafimaadka Iyo Madaxdii ugu badnayd oo ka qayb galay Buuhoodle
SSC Khaatumo 34 Sanno kadib iyo Imtixaanka Qaranka Soomaaliyeed Farxada Ardayda iyo Madax ka hadlaySSC Khaatumo 34 Sanno kadib iyo Imtixaanka Qaranka Soomaaliyeed Farxada Ardayda iyo Madax ka hadlay
SSC Khaatumo 34 Sanno kadib iyo Imtixaanka Qaranka Soomaaliyeed Farxada Ardayda iyo Madax ka hadlay
Переглядів 4,1 тис.9 днів тому
Buuhoodle 34 Sanno kadib iyo imtixaanka Qaranka Soomaaliyeed Farxada Ardayda iyo Madaxda maamulka oo ka hadlay
Turkiga : Waxaan Xabsiga kusoo arkay arin la yaab leh Danjire Fatxudiin oo la hadlay SoomaalidaTurkiga : Waxaan Xabsiga kusoo arkay arin la yaab leh Danjire Fatxudiin oo la hadlay Soomaalida
Turkiga : Waxaan Xabsiga kusoo arkay arin la yaab leh Danjire Fatxudiin oo la hadlay Soomaalida
Переглядів 1,6 тис.13 днів тому
Kalshaale Channel Turkiga : Safiirka Cusub ee JFS ee Turkiga oo si cajiib ah ula hadlay Soomaalida, Isbedelka Safaaradda iyo Wuxuu kusoo arkay Xabsiga
Suldaan Maxamuud oo si cajiib ah ula hadlay Safiirka Somalia ee Turkiga iyo Fariinta uu diraySuldaan Maxamuud oo si cajiib ah ula hadlay Safiirka Somalia ee Turkiga iyo Fariinta uu diray
Suldaan Maxamuud oo si cajiib ah ula hadlay Safiirka Somalia ee Turkiga iyo Fariinta uu diray
Переглядів 44616 днів тому
Suldaan Maxamuud oo si cajiib ah ula hadlay Safiirka Somalia ee Turkiga iyo Fariinta uu diray
Buuhoodle Hotelka Casriga ah ee Rays oo dib loo Furay iyo Farxada Ciida oo lagu qaadanayo CaawaBuuhoodle Hotelka Casriga ah ee Rays oo dib loo Furay iyo Farxada Ciida oo lagu qaadanayo Caawa
Buuhoodle Hotelka Casriga ah ee Rays oo dib loo Furay iyo Farxada Ciida oo lagu qaadanayo Caawa
Переглядів 92916 днів тому
Kalshaale Channel Buuhoodle Hotelka Casriga ah ee Rays oo dib loo Furay iyo Farxada Ciida oo lagu qaadanayo Caawa
Sanaag: Magaalada Awrboogays oo siwayn loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka SSC KhaatumoSanaag: Magaalada Awrboogays oo siwayn loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka SSC Khaatumo
Sanaag: Magaalada Awrboogays oo siwayn loogu soo dhoweeyay Madaxwayne ku xigeenka SSC Khaatumo
Переглядів 1,7 тис.18 днів тому
Magaalada Awrboogays ee gobolka Sanaag oo siwayn loogu soo dhoweeyay Wafdiga Madaxwayne ku xigeenka SSC Khaatumo Dr. Shiine iyo Khudbadii uu ka jeediyey
SHAXDA BUUHOODLE HORUMARKA SOCDA IYO HOTELKA RAXMA EE LAGA FURAYSHAXDA BUUHOODLE HORUMARKA SOCDA IYO HOTELKA RAXMA EE LAGA FURAY
SHAXDA BUUHOODLE HORUMARKA SOCDA IYO HOTELKA RAXMA EE LAGA FURAY
Переглядів 2,2 тис.18 днів тому
Kalshaale Channel SHAXDA BUUHOODLE HORUMARKA SOCDA IYO HOTELKA RAXMA EE LAGA FURAY
DF Soomaaliya oo 36 Sanno kadib Imtixaan ka qaaday Ardayda SSC Khaatumo Iyo waxay kala kulmeenDF Soomaaliya oo 36 Sanno kadib Imtixaan ka qaaday Ardayda SSC Khaatumo Iyo waxay kala kulmeen
DF Soomaaliya oo 36 Sanno kadib Imtixaan ka qaaday Ardayda SSC Khaatumo Iyo waxay kala kulmeen
Переглядів 2 тис.2 місяці тому
Kalshaale Channel Dawladda Soomaaliya oo 36 Sanno kadib Imtixaan ka qaaday Ardayda SSC Khaatumo Iyo waxay kala kulmeen
TURKIGA : SOOMAALIDA IYO SIDA LOOGA CIIDAY MAGAALADA ANKARATURKIGA : SOOMAALIDA IYO SIDA LOOGA CIIDAY MAGAALADA ANKARA
TURKIGA : SOOMAALIDA IYO SIDA LOOGA CIIDAY MAGAALADA ANKARA
Переглядів 1,9 тис.2 місяці тому
Kalshaale Channel Magaalada Ankara si wayn looga ciiday iyo Hambalyada Ciidka oo ay direen Bulshada Soomaaliyeed
Sidee looga Ciiday magaalada Buuhoodle Hambalyada Madaxda SSC Khaatumo iyo Garaad C.risaaq SoofeSidee looga Ciiday magaalada Buuhoodle Hambalyada Madaxda SSC Khaatumo iyo Garaad C.risaaq Soofe
Sidee looga Ciiday magaalada Buuhoodle Hambalyada Madaxda SSC Khaatumo iyo Garaad C.risaaq Soofe
Переглядів 1,7 тис.2 місяці тому
Kalshaale Channel Sidee looga Ciiday magaalada Buuhoodle Hambalyada Madaxda SSC Khaatumo iyo Garaad C.risaaq Soofe

КОМЕНТАРІ

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 9 годин тому

    Dadka cawaan miyuu u qabaa ninkani saw ma ahn kii heshiiska Ethiopia 🇪🇹 badda lagu siinayo Djibouti 🇩🇯 kula saxiixday Muuse bihi isaga Xasan dhiiqo!

  • @autocomjapansomaliasection7723
    @autocomjapansomaliasection7723 13 годин тому

    madax waynahaagu ma Ordigaan baa waadiga is daba digay e

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 14 годин тому

    Wa siir fiqi🎉wa good wa.fariid💙qaayraad💙😊wo;w###flyover#

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 15 годин тому

    guusha yaa keenay ilaahay kaso kow wa ssc khaatumo daraawiista barakeysan ssc khaatumo hanoaato

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 15 годин тому

    Fiqi waa geesi allow ku dhowr ❤

  • @suliemanabdi1729
    @suliemanabdi1729 16 годин тому

    Wasiir fiqi waa astaan gobanimo eebe haku sharfo sacaatu wasiir

  • @11naa44
    @11naa44 20 годин тому

    MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul KHAATUMO STATE MashAllah Guuul KHAATUMO STATE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi День тому

    Maansha allaah ❤

  • @user-cy3nn5cu5f
    @user-cy3nn5cu5f День тому

    D3❤❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День тому

    guul guul guul iyo gobonimo barwaaqa ilaahay haidin ziyaadiyo gobta daraawiista barakeysan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 День тому

    waa beenaalhi kitabkaa illahey uga dhartey in qarnimada Somaliland qof kitabka quraanka ku dhaartey been oo ka faaiidey wali lama arag

    • @FadumaAhmed-cn7wi
      @FadumaAhmed-cn7wi День тому

      Ma adinkaan allaah iyo rasuulkiisa ku capsizing markaad bishii ramadaan ee fadliga bad nayd madaafiicda ku miisayseen gurigiisa Mise waxad doonayseen in aad sandareero diina uu qaato sida duliga ina cambaashe allaah baa idin sugaya koley idoor aktiisa khayr cadalad midna ma taalo duul wada buka oo xanuunsa ilaa madaxweynihiina munaafaqa dhiiga ka buka ee afka xun ee cayda badan ee itaalka yar

    • @sheekhcabaasagemailcom7441
      @sheekhcabaasagemailcom7441 21 годину тому

      Waa runtaa kitaabkaa qabanaya c/ risaaq goor uu qabtaba

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 7 годин тому

      ​@@FadumaAhmed-cn7wi haye been ku dharta kuligiin😂😂

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Madax xalaal ahh dacad ugu ushaqenayaah shacabkeeda viva reer SSC let's go ❤💪🇸🇴

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 День тому

    Mansha Allah Guul Insha Allah Umada Somaliyed 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @LiibaanDhantac
    @LiibaanDhantac 2 дні тому

    ❤❤❤

  • @fartunibrahim7696
    @fartunibrahim7696 3 дні тому

    Aallhuma aamii🤲n yaarabi

  • @CabdirixmaandaahirKordhi
    @CabdirixmaandaahirKordhi 3 дні тому

    Maanasha.alaah

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k 3 дні тому

    Raxmo yar wankujaclahay from marexan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873 3 дні тому

    Allahuma amiin

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 4 дні тому

    Guuleyso mudane xildhiban yuusuf xasaan Alle ha ku barakeeyo

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 4 дні тому

    Maasha allah M.P. yuusuf xasaan Alle ha ku xafido, waayo waxaad u qabatay somalida SLi

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 4 дні тому

    Ssc khaatumo ❤❤❤❤ buuhodle guulasta adaa iskaleh ssc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 4 дні тому

    Khudbad gaaban oo macna weyn xambaarsan qalbi wanaagsan xidhibaan deyr mahadsanid

  • @hajiramohamed8791
    @hajiramohamed8791 4 дні тому

    Guuleydta

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 4 дні тому

    Faan waynaa walee qoladaan ayaa ba dawladnimo ka raysay Waa dawlad afka uun ka shaqaysa

  • @user-my4be9ku8o
    @user-my4be9ku8o 4 дні тому

    Fank 😂😂😂

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn

    Reer buuhoodle darbida dhulloos iyo laf dhabarta d5 ayaatihiin soow tii aad dirwaqooyi oo idil dhawr iyo tobansano kahore aad kalshaale ilaa qurulugad jilbaha dhulka ugu dhufateen axmad garaad la.aantood daarood ma ahi ayaa dhaanta ilaahay haydiin ziyaadsho oo idinma nuqsaansho aamiin 🤲 ilma adeerroyaal guuleysta ssc khaatumo guul iyo horumar waara inshallah from cagdheer💯❣️🇬🇲🇬🇶☂️

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 4 дні тому

    Masha Allaah isku taashi wacaan Reer SSC khaatumo guuleysta 💙💙💙💙👍

  • @bby6
    @bby6 4 дні тому

    Mashallah reer ayeygay marna tolkay guul iyo gobanimo ban idin rajaynaya

  • @user-ex3yh4no1m
    @user-ex3yh4no1m 4 дні тому

    Masha Allah SSC khaatumo stet midnimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дні тому

    maashaa allaah iyo gobonimo jenaral cabdimadoobe noolow geesiga snm kaga cabaadiyay ilaahaw xifdi cabdimadoobe

  • @hashihersi
    @hashihersi 4 дні тому

    Guul ssc Somalia 🇸🇴

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 5 днів тому

    Kahuleela hagardaamo sool horayba loo eedye ereygaas ayaan gabayga kala baxay car yaa ereygaa ka gabya aaway daraawiishtii aftahanada ahayd

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 5 днів тому

    Aamiin ayaa rabi

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 5 днів тому

    Masha allha

  • @11naa44
    @11naa44 5 днів тому

    MashAllah 🎉🎉🎉

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 днів тому

    Daarood weeyne guuleeysta

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 днів тому

    Mashaa Allaah hambalyo hambalyo isku waara ubada khayar qabo kala hela❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏇🏿🇸🇴❤️🎂🎉🫶🏽👏🏻👏🏻❤️❤️❤️

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 6 днів тому

    Guul iyo Gobinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yusra2501
    @yusra2501 6 днів тому

    Maansha allaa nolow taariiqdaa ku qori somalinawadnahad ugu qorantahay❤❤❤

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 7 днів тому

    I hate seeing pastoralist community with abundant livestock still using jerrican as a drum! Why don't they make a real drum from the animals they slaughter daily?!

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 7 днів тому

    Maashaa allaah guuul khaatumo

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abobasement346
    @abobasement346 7 днів тому

    Masha Allah waan u hanbalyeynayah Qalasyadah badiyah gurkah ilahay wax khyer qabah ha kadhigoh in shah Allah

  • @edebsansidihoyaded8398
    @edebsansidihoyaded8398 8 днів тому

    Mansha allah Hambalyo Qalaska iyo Qalasadaa is Guursaday❤❤❤❤

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 8 днів тому

    Hasan munaafaq government kana qabiil ayuu ku keenay..doqonkaan.

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z 8 днів тому

    Guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hoodoabdullahi3220
    @hoodoabdullahi3220 8 днів тому

    MashaAllah 🥰😍😍

  • @hoodoabdullahi3220
    @hoodoabdullahi3220 8 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @buraale134
    @buraale134 8 днів тому

    Mashallah guul iyo gobanimo ssc

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 8 днів тому

    Warxaan waa qalad